7 HOURS

Adobe PhotoShop CC Beginner

Adobe Photoshop CC waa software loo isticmaalo wax kaqabadka sawirada, xirfada aad kubaranayso koorsdaan waxaa kamid ah: Furista PhotoShop files, Phot...

5.0(0 reviews)
1 students enrolled
Somali
75 Lessons
7 Hours of content

What You'll Learn

Basic networking concepts
Network security fundamentals
Cloud computing basics
IP addressing and subnetting

Course Description

Adobe Photoshop CC waa software loo isticmaalo wax kaqabadka sawirada, xirfada aad kubaranayso koorsdaan waxaa kamid ah: Furista PhotoShop files, Photoshop tools iyo workspaces, Photoshop Layers, Kaydinta sawirka – Saving images, Kordhinta Iftiinka masawirada – Brightening images, Qurxinta masawirka – Balancing images, Barashada Qaabaynta masawirka – Developing images, Midbka masawirka – Colour correction, Qaabka xulashada – Selection tools, kala qaybbinta masawirka – Cropping image, Rinjiyaynta maswirka – paint, Qaab iyo Qurux – Retouching, Hagaajinta araga masawirka – Pixel Resolution. iyo kuwe kaloo fara badan.

Requirements

Basic computer literacy
Stable internet connection
Minimum 4GB RAM laptop
Willingness to learn