IntermediateEnglishArabic

CompTIA A+ Core 1 & Core 2 (Retired)

CompTIA A+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Hardware iyo Software. koorsadaan markaad dhameeyso waxa aad noqoneeysaa PC Technician, sameeyinkara ama cilad bixin kara wax kasta oo cilada oo ku yimaada computer ka. sidoo kale waxaa lagu baranayaa Computer Networking, Security, Virtualization, Cloud Computing iyo Troubleshooting Theory.

A
abdirizak.hersi
9h 34m · 80 lessons
What you'll learn
  • CompTIA A+ Course Introduction
  • Introduction to Personal Computer
  • Motherboards, CPUs, RAM and Expansion Slots
  • Storage Devices, Display Technology and Peripherals
Total content
9 hours · 80 lessons
  • 01CompTIA A+ Course Introduction05:39