11 HOURS

Digital Marketing Concepts Course

Digital marketing waa adeegsiga aalada si aad u suuq gayso ganacsigaaga, koorsadaan ayaa si faahfaahsan ugu baranee waa maxay Digital Marketing iyo si...

5.0(0 reviews)
1 students enrolled
Somali
67 Lessons
11 Hours of content

What You'll Learn

ESSENTIAL DIGITAL GROWTH
CONTENT CREATION FRAMEWORK
SEO MARKETING STRATEGY
CONTENT MARKETING STRATEGY

Course Description

Digital marketing waa adeegsiga aalada si aad u suuq gayso ganacsigaaga, koorsadaan ayaa si faahfaahsan ugu baranee waa maxay Digital Marketing iyo sida aad ugu hornarin karto ganacsigaaga, hadii aad tahay qof ganacsade/to ah waxaa lama huraan ah inaad barato xirfada Digital Marketing, ganacsi aan lahayn Digital Marketing Strategy horay uma socdo. Koorsadaan ayaa ah koorsada kubari doonta sida aad ganacsigaaga ugu hormarin lahayd Digital Marketing ee hada baro.

Requirements

General Computer Basics