Kusoo dhawaw koorsadaan “Microsoft Access Beginner Course,” waa koorsoo loo soo diyaariyay qaab casri ah ee aad xirfadaada adeegsiga ama kushaqaynta Access kor uqaadaysa. Koorsadaan inta aad kuguda jirto waxaad kubaran doontaa sida ow u shaqeeyo Access oo dhamayntiran sida loo dabaqo Access Tables, forms, and data entry, create and manage Databases.