10 HOURS
Microsoft Excel Complete Course
Kusoo dhawaw koorsadaan “Microsoft Excel Complete Course,” waa koorsoo loo soo diyaariyay qaab casri ah ee aad xirfadaada adeegsiga ama kushaqaynta E...
5.0(0 reviews)
2 students enrolled
Somali
74 Lessons
10 Hours of content
What You'll Learn
Basic networking concepts
Network security fundamentals
Cloud computing basics
IP addressing and subnetting
Course Description
Kusoo dhawaw koorsadaan “Microsoft Excel Complete Course,” waa koorsoo loo soo diyaariyay qaab casri ah ee aad xirfadaada adeegsiga ama kushaqaynta Excel kor uqaadaysa. Koorsadaan inta aad kuguda jirto waxaad kubaran doontaa sida ow u shaqeeyo Excel oo dhamayntiran sida loo dabaqo Excel formulas, functions, and data visualization, manage workbooks. Formulas iyo functions aad kubarandoonto koorsadaan waxaa kamid ah SUM, AVERAGE, MAX, MIN, IF, COUNT, AND, OR, VLOOKUP iyo kuwo kaloo fara badan si aad Excel Meel usaarto.
Requirements
Basic computer literacy
Stable internet connection
Minimum 4GB RAM laptop
Willingness to learn
No preview available